Marka aad tahay qof dadku xushmeeyo waxa kuu furmaya albaabyo badan. Waxaa sidoo kale lagu siinayaa fursado badan. In aad noqoto qof la xushmeeyo ma ahan wax loo dhasho ee wax aad noqon karto.
8-daan talaabo ee fudud ayaa kor u qaadi kara xushmada ay dadku kuu hayaan:
1. Aamusnaanta badi
2. Deganaan muuji
3. U fiirso wax badan
4. Qofka aad la hadlayso indhaha ka fiiri
5. Fikir inta aadan hadlin
6. Waqtigaaga si fiican u maaree
7. Mar walba xushmad muuji
8. Mar walba si fiican u labiso