Add Isbarasho to your home screen
Get the full app experience
How to install as an app
Tap Share in Safari, then tap Add to Home Screen
Community 7 talaabo haddaa qaado ciida dambe singlenimo ku gaari meysid

7 talaabo haddaa qaado ciida dambe singlenimo ku gaari meysid


Ciidaan soo cidlo ma dareemin? Tan soo socota yool ka dhigo in aadan singlenimo ku gaarin. Taladaan raac si aad uga dhabeyso riyadaada.

1. Naftaada horumari - Jirkaaga ama jeebkaaga dhis.
2. Guriga ka bax - Calafka sugitaanka ku dar dadaal iyo dad barasho
3. Rabitaan muuji - Ha lagaa dareemo in aad tahay qof diyaar ah.
4. Qof waqti Gali - Haku yabaalin dadka badan ee qof diyaar ah waqti gali.
5. Dadka foolxun jaanis sii - Nimanka iyo gabdhaha qurxoon tartanka ayaa ku badan.
6. Cadee yoolkaaga - Haku lumin waqti qof baashaal doonaya.
7. Ubax app isticmaal - Ubax.app isticmaal oo calafkaaga ka raadso.